Qiimaha xayeysiinta gaddiidka hoos ayaad ka arki kartaa. Qiimahaan mar waliba waa isbedeli karaa markii la bedelo isla boggaan ayaa lagu shaacin doonaa. Sidoo kale qaybta lacagaha ee akoonkaaga ayaad ka ogaan kartaa qiimaha aad bixin doonto.
Bishii waxaad heli doontaa 1 xayeysiin oo bilaash ah.
| Qayb (Category) | Xayeysiimaha Bilaashka Ah Bishii | Lacagta halkii xayeysiin | |
| Vehicle Fee | Gaadiidka | 1 | 10 Credit |
Wixii caawinaad ah la soo xiriir kooxda caawinta macaamiisha.