Shirkad kasta oo haysta shatiga iibinta iyo kireynta gaadiidka ayaa dukaan gaadiidka ah ka furan karto Milkiile. Haddii aadan haysan shatiga iibinta iyo kireynta gaadiidka fadlan inta aadan akoonka furan soo qaado shatiga kugu haboon.
Haddii aad shati kale haysato nasiib xumo gaadiid sooma gelin kartıd Milkiile.
Muhiim: Dadka shakhsiga ah shati la'aan ayay gaadiidka soo gelin karaan.