Haddii aad doonayso inaad degdeg macmiil ku hesho raac tilmaamahaan hoose:
Kor u qaad xayeysiintaada
Inaad isticmaasho mid ka mid ah adeegyada Sare-Qaad (Feature), Cusbooneysiiye (Auto Renew), Deg Deg (Urgent) iyo kuwa la mid ka ah waxay sababi doonaan in xayeysiintaado soo gasho bogga hore ee natiijada oo dad badan arkaan sidaasna aad ku hesho macmiil badan.
Ku faafi baraha bulshada
Inaad baraha bulshada ku faafiso waxay sababi kartaa in dad badan arkaan oo aad degdeg ku gaarto hadafkaada. Sidaas awgeed inaad Link ga xayeysiintaada ku faafiso baraha bulshada ayaan kugula talin lahayn.
Ku xayeysiiso baraha bulshada
Qaabka kale ee aad macmiil badan ku heli karto ayaa ah inaad baraha bulsha ku xayeysiiso alaabtaada si aad dad badan u gaarto.