Qaaba uu ku shaqeeyo mareegtadeena ayaa ah, in xayeysiimaha ka muuqan doono bogga natiijada ay kala sarreyn doonaan ayada oo la eegaayo qodobada hoose:
- kuwa sare loo qaaday ee isticmaalay adeegyada (Feature, Auto Renew iwm) ayaa markasta ugu sarreyn doono oo macaamiishu arki doontaa.
- Kuwa cusub oo markaas la soo geliyay. Xayeysiinba xayeysiinta ay ka dambeyso way ka sara mari doontaa marka laga reebo kuwa kor loo qaaday.
- Kuwa ay soo geliyeen shirkadaha ama shakhsiyaadka la xaqiijiyay akoonkooda ayaa ku sii xigi doono
- Kuwa ay soo geliyeen dadka aan la xajiiqin akoonkooda ayaa mar waliba ugu dambeyn doono bogga natiijada.
Haddii aad doonayso in xayeysiintaadu noqoto midda ugu horreyso ee macaamiishu arkaan waa inaad kor u qaaddo si aad macaamiil badan ku hesho. Halkaan ka ogaaw qaabka aad kor ugu qaadi karto.
Sidoo kale inaad xaqiijiso akoonkaada waxay sababi doontaa in macaamiil badan arkaan xayeysiintaada.