Haa. Nambarkaada waad qarin kartaa haddii aadan doonaynin in macaamiishu ku soo wacdo oo ay kaliya kaala soo hadlaan qaybta wada hadalka Milkiile. Si aad u qariso fadlan ku dhufo qaybta "Qari Nambarkayga" ee kuu soo bixi doonta marka aad xayeysiinta gelinayso.
Haddii aad doonayso inaad nambarkaada ka qariso dhammaan xayeysiimaha fadlan ku dhufo "Settings" kadibna ku dhufo "Qari Nambarkayga" sidaas ayaad ku qarisay.