Shirkad kasta waxay akoon ka furan kartaa Milkiile. Si aad akoon uga furato waa inaad soodirto dukumiintiga hoose:
- Shatiga shirkadda
- ID, baasaboor ama Shatiga darawalnimada oo uu leeyahay saxiixaha Guud.