Haddii aad akoon ganacsi ah ka furato Milkiile waxaad akoomo gaar ah u furi kartaa shaqaalahaaga. Waxaad xadeyn kartaa shaqooyinka ay qaban karaan shaqaalaha adiga oo sidoo kale la socon kara dhaq-dhaqaaqa iyo wax soo saarka shaqaalahaaga.