Xayeysiin horay loo soo geliyay oo weli "Active" ah markale laguma soo celin karo si looga hortago isku dhexyaaca , haddii milkiilaha hantida uu doonaayo inaad usoo geliso xayeysiin asaga ama qof kale horay u soo geliyay fadlan ka dalbo in xayeysiinta hore laga saaro mareegtada kadib ayaad soo gelin kartaa.
Hadafkeenu waa in macaamiishu helaan xogta saxda ah ee hanti sidaas awgeed fadlan mar waliba soo geli hantida aad xuquuqdeeda haysato.