Shirkad kasta oo haysta shatiga iibinta iyo kireynta hantida ayaa dukaan hantida ma guurtaan ah ka furan karto Milkiile. Haddii aadan haysan shatiga iibinta iyo kireynta hantida fadlan inta aadan akoonka furan soo qaado shatiga kugu haboon.
Haddii aad shati kale haysato nasiib xumo hantida sida guryaha,xafiisyada iyo dhulalka sooma gelin kartıd Milkiile.
Muhiim: Dadka shakhsiga ah shati la'aan ayay hantida soo gelin karaan.