Qiimaha xayeysiinta hantida ma guurtaanka ah sida guryaha, dhulka iyo goobaha ganacsiga hoos ayaad ka arki kartaa. Qiimahaan mar waliba waa isbedeli karaa markii la bedelo isla boggaan ayaa lagu shaacin doonaa. Sidoo qaybta lacagaha ee akoonkaaga ayaad ka ogaan kartaa qiimaha aad bixin doonto.
Bishii waxaad heli doontaa 1 xayeysiin oo bilaash ah.
| Qayb (Category) | Xayeysiimaha Bilaashka Ah Bishii | Lacagta halkii xayeysiin | |
| Property Fee | Hantida ma guurtaanka ah | 1 | 10 Credit |
Wixii caawinaad ah la soo xiriir kooxda caawinta macaamiisha.