Dhammaan codsiyada aad inoo soodirto waxaan kaaga soo jawaabi doonnaa sida ugu dhaqsiyaha badan oo hadafkeenu waa inaad degdeg ku hesho natiijada. Sidaas awgeed mar waliba emailka aad akoonka ku furatay ayaan kuugu soodiri doonna jawaabta codsigaaga, fadlan eeg emailkaaga mar kasta. Sidoo kale kooxda caawinta macaamiisha ayaa telefoon ahaan kuu soo wici doonto si ay kuula socodsiiyaan in laguu soo jawaabay.
Mar waliba waxaan kugula talinaynaa inaad codsiyadaada inoo soodirto adiga oo isticmaalaayo foomka qaybta sare kaga muuqda ee "Submit a request".
Haddii aad adigu u baahan tahay inaad la xiriirto waaxda caawinta macaamiisha kala xiriir 7779.
Waad ku mahadsan tahay isticmaalka Milkiile.