Aragtidaadu qiimo weyn ayay noo leedahay, waxaan ka shaqaynayna sidaan ku horumarin lahayn system-keena iyo adeegyadayadeena kale. Marka waxaad haysid oo talo, su'aalo, cabasho ama bogaadin ah, fadlan noogu soo dir foomka "Submit a request" ee ka muuqada qaybta sare. Kooxda caawinta macaamiishu waxay kuugu soo jawaabi doonaan sida ugu dhakhsaha badan, taas oo caadi ahaan ah hal ama laba maalmood oo maalmaha shaqadaa.
Sidoo kale waxaad fariin noogu soodiri kartaa support@milkiile.com
Waad ku mahadsan tahay nala wadaagidda fikirkaaga.