Haddii cilad aad ku aragto system-ka fadlan nala soo wadaag si aan u hagaajino adiga oo fariin inoogu soodiri kara support@milkiile.com.
Sidoo kale bogga caawinaadda macaamiisha qaybtiisa sare ee "Submit a request" ayaad fariin inooga soodiri kartaa.
Waad ku mahadsan tahay inaad nala soo wadaagtay ciladdaha aad aragtay.