Marka aad Credit iibsato oo aad lacagta soodirto muddo 30 daqiiqo gudaheeda ah ayay akoonkaaga ka muuqan doontaa oo aad isticmaali kartaa. Laakin waa haddii aad lacagta ka sodirtay akoon adiga aad leedahay oo aad ku qortay raqamka aqoonsiga "reference No" qaybta fahfaahinta ee bangigaaga.
Macmiil fadlan la soco lacagta laga soodiro akoon bangi oo aan kaaga ahayn dib ayaa loo celin doonaa oo kuma soo gaari doonto.
Bangiyada aad isticmaali karto si aad Credit u iibsato:
- Premier Bank
- Salaam Somali Bank
- IBS Bank
- Dahabshiil Bank
- Amal Bank
- Mybank
- Amaana Bank