Tirada xayeysiiska bilaashka ah ee aad bil kasta heli doonto waxay ku xiran tahay qaybta (category) aad xayeysiinta ka soo gelinayso. Sida aad hoos uga jeedo qaybaha qaar bishii 1 xayeysiin ayaad lacag la'aan ku soo gelin kartaa halka qaar kalena aad ka soo gelin karto 5 illaa iyo 20 xabo.
Tusaale haddii aad doonayso inaad soo geliso guri ama dhul waxaad heli doontaa bishii 1 xabo oo bilaash ah, wixii hal ka badan waxaad bixin doontaa 10 credit . Xayeysiimaha bilaashaka ah waxaad heli doontaa bil kasta bilawgeeda.
Haddii aad doonayso inaad soo geliso inta laguu xaddiday ka badan waxaad iibsan kartaa Credits kugu filan.
| Qayb (Category) | Xayeysiimaha Bilaashka Ah Bishii | Lacagta halkii xayeysiin | |
| Qaybaha la xaddiday | Hantida Maguurtaanka ah | 1 | 10 Credits |
| Gaadiidka | 1 | 10 Credits | |
| Qalabka Baabuurta | 10 | 5 Credits | |
| Aaladaha Tiknolojiga | 5 | 5 Credits | |
| Mobile Phones & Tablets | 5 | 5 Credits | |
| Alaabaha Guryaha & Qurxinta | 5 | 5 Credits | |
| Qalabka Guryaha | 5 | 5 Credits | |
| Qaybaha kale ee soo haray | Kuwa kale | Qaybtiiba 20 xabo | Xabaddiiba 5 Credits |
Xiligii aan rabo ma isticmaali karaa xayeysiimaha la ii xaddiday?
Maya. waa inaad Bisha gudaheeda ku isticmaasho oo aad xayeysiin ku soo geliso. xayeysiimaha bilaashka ah ee aan la isticmaalin way dhici doonaan oo bisha xigta lama isticmaali doono.