Macmiishu waxay kugula soo xiriiri karaan telefoon ahaan iyo inay kaala soo xiriiraan qaybta wada hadalka Milkiile oo ah qaabka ugu fiican ee aad ku sheekeysan kartaan adiga iyo macaamiishaada.
Muhiim: Haddii aad rabto in macaamiishu kaala soo xiriiraan oo kaliya qaybta wada hadalka Milkiile waad qarin kartaa nambarkaada, kaliya ku dhufo "numberkayga qari" marka aad xayeysiinta gelinayso.