Haddii aadan qaybta inboxka ka helin emailka aan kuu soodirnay fadlan ka eeg qaybta Spamka waayo mararka qaar halkaas ayuu ku dhacaa. Haddii aad meel kasta eegtay oo aadan helin koodka hubinta emailka, si aad kood cusub u hesho ku dhufo “kood cusubdir” oo mar kale eeg emailkaaga.
Haddii aad wax kasta samaysay laakiin aadan weli helin koodka hubinta, fadlan iska hubi inaad emailkaaga si sax ah u qortay.
Ku dhufo emailka bedel oo mar kale si sax ah u qor emailkaaga oo eeg emailkaaga.
Haddii aad hubto inaad emailka si sax ah u qortay oo aadan weli helin wax kood ah. Waxaan kugala talin lahayn inaad email cusub akoon ku furato ama aad isticmaasho Google iyo Facebook midkood.
Wixii caawinaad ah la soo xiriir waaxda caawinta macaamiisha.