Ku soo dhawaaw Milkiile.com waan ku fararsannahay inaad nagu soo biirto.
Haddii aad doonayso inaad akoon ka furato Milkiile oo aadan ahayn shirkad, akoon shakhsi ah ayaad furan kartaa. Wax waad ku iibin kartaa waadna ka iibsan kartaa, weliba adiga oo aan dhiibi doonin wax lacag khidmad ah.
Sidoo kale qaab lacag la’aan ah ayaad wax ku soo gelin kartaa, oo haddii aad doonayso inaad degdeg ku iibiso ama ku kireyso kor ayaad u qaadi kartaa xayeysiintaada weliba qiimo jaban.
Halkaan ka eeg qaabka aad akoon shakhsi ah ufuran karto
Ha hilmaamin Milkiile waa isku xiraha iibiyaha iyo iibsadaha.