Milkiile waa suuq online ah oo laga furay dalka kaas oo shakhsi iyo shirkad ku iibin karaan kuna kireyn karaan waxkasta sida hantida ma guurtada ah, gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo alaabta nooc kasta cuseyb iyo celis intaba.
Shirkad kasta oo shati ganacsi leh akoon ganacsi waa ka furan kartaa Milkiile weliba diiwaan gelintu waa lacag la'aan. Halkaan ka ogaaw qaabka akoon loo furto
Milkiile waa suuq ka mid ah suuq-yada loo yaqaano "Classified Websites" oo ah suuq aan wax khidmad ah layska qaadin, tusaale haddii aad guri ama dhul ku iibiso iyo haddii aad gaari ama alaab ku iibiso Milkiile, wax lacag khidmad ah ma bixin doontid. Halkaan ka ogaaw qaybta lacagaha
👉 Bilaash ku soo geli alaabtaada Milkiile oo khidmad la'aan iibi 🤝