Haddii aad u baahan tahay inaad waxka bedesho xogta akoonkaaga fadlan raac tilmaamahan hoose:
Mobile App
- booqo akoonkaaga
- Ku dhufo "Profile" hadana ku sii dhufo "My profile".
- Ku dhufo "waxka bedel"
- Kadib ku dhufo "Kaydi" marka aad dhammeyso
Website
- booqo www.milkiile.com kadibna gudaha u gal akoonkaaga
- Ku dhufo "Gelitaan" kaga sii dhufo "My Profile"
- Kadib ku dhufo "Kaydi" marka aad dhammeyso