Haddii aad doonayso inaad bedesho raqam sireedkaaga raac tilaabooyinkaan:-
- Gudaha u gal akoonkaaga Milkiile
- Ku dhufo Profile
- Ku dhufo xogta akoonka
- Geli raqam sireedkaaga aad hadda isticmaasho kadibna geli raqam sireed cusub, ku celi mar kale raqam sireedka cusub kadibna ku dhufo bedel raqam sireedka.
Waxaad heli doontaa email cadaynaayo in la bedelay raqam sireedkaaga.
Muhiim: Haddii aad hesho email sheegaayo in raqam sireedkaaga la bedelay oo aadan ahayn qofka sameeyay fadlan degdeg u samayso raqam sireed cusub adiga oo ku dhufanaayo “raqam sireedka ayaan hilmaamay”.