Si aad u bedesho iimeylkaaga raac tilaabooyinkaa:-
- Gudaha u gal akoonkaada
- Ku dhufo Profile
- Ku dhufo Settings
- Ku dhufo qaybta email-ka bedel oo geli emailka cusub
- ku dhufo “Kaydi”
- Geli koodka aan emailkaagii hore ku soodirnay
Muhiim: La soco ma isticmaali kartid email horay Milkiile loogu isticmaalay.