Haddii qof ku dhibo ama aad ka shakiso waad xannibi kartaa laakiin gebi ahaan ma hannibi kartıd oo weli waxaad awoodi doontaa inaad aragto alaabtooda, waxayna awoodi doonaan inay arkaan kaaga.
Haddii aad doonayso inaad xannibto qof kale raac tilmaamaha hoose:-
1. Gudaha u gal Appka Milkiile.com ama booqo www.milkiile.com
2. Ku dhufo qaybta "Fariimaha"
3. Ka dooro qaybta wada hadalka qofka aad doonayso inaad xannibto.
4. Ku dhufo saddexda dhibic ee geexka midig kadibna ku dhufo "xannib" oo OK dheh.
Sidaas ayaad ku xannibtay qofkaas oo mar dambe wax fariin ah kuuma soodiri karo adiguna uma diri kartid.