Si aad u bedesho lambara telefoonkaaa raac tilaabooyinkaa:-
- Gudaha u gal akoonkaada
- Ku dhufo Profile
- Ku dhufo Settings
- Ku dhufo qaybta lambar telefoonka bedel oo tirtir kaagii hore kadibna geli midka cusub
- ku dhufo “Kaydi”
- Geli koodka aan lambar telefoonkaaga cusub kuugu soodirnay.
Muhiim: la soco ma isticmaali kartid lambar telefoon oo horay Milkiile loogu isticmaalay.