Si aad u bedesho username kaaga raac tilaabooyinkaa:-
- Gudaha u gal akoonkaada
- Ku dhufo Profile
- Ku dhufo My profile
- Ku dhufo qaybta waxka bedel profilka oo tirtir username kaagii hore kadibna geli midka cusub
- ku dhufo “Kaydi”
Muhiim: Waa inaad samaysato Username soo jiidasho leh oo ay fududahay in la akhriyo.