Waan ka xunnahay inaad doonayso inaad tirtirto akoonkaaga, waan jeclaan lahayn inaad sii isticmaasho adeegyadeena oo aad ka sii mid ahaato qoyska Milkiile.
Haddii aad akoonkaaga u tirtireyso dhib aad la kulantay awgeed fadlan nala soo xiriir inta aadan tirtirin si aan iskugu dayno inaan xalinno.
Inta aadan akoonkaaga tirtirin la soco:
- akoonkaaga dib looma soo celin karo
- Dhammaan xayeysiimaha socda waa la joojin doonaa wax lacag ahna lama soo celin doono
- Emailka aad akoonka ku furatay nasiib xumo akoon kale dib uguma furan kartid
Haddii aad go'aansatay inaad tirtirto akoonkaaga fadlan raac tilaabooyinkaan hoose:
- Gudaha u gal akoonkaaga Appka
- Ku dhufo "Profile"
- Ku dhufo "Settings"
- Ku dhufo "tirtir akoonkayga"
Sidaas ayaad akoonkaaga ku tirtirtay.