Haddii aad doonayso inaad sawiro cusub ku darto, ciwaanka wax ka bedesho ama fahfaahinta wax ka bedesho fadlan raac tilmaamaha hoose:
- gudaha u gal akoonkaaga kadibna ku dhufo "xayeysiimaha"
- Hel xayeysiinta aad doonayso inaad wax ka bedesho kadibna ku dhufo saddexda dhibic ee midig
- Ka dooro "Tafatir"
- Dooro qaybta aad doonayso inaad wax ka bedesho kadibna dib u shaaci
Muhiim: Xayeysiimaha wax laga bedelo inta aan la shaacin ka hor ayaan dib u eegis ku samaynaa, haddii loo arko in la shaaci karo ayaa la shaacin doonaa.