Xayaysiimaha aad ka hesho si aysan kaaga lumin oo aadan mar kasta u raadin waad kaydsan kartaa xili kastana waad daalacan kartaa.
- Inta aad doonto oo xayaysiin ah ayaad kaydsan kartaa weliba qaab lacag la’aan ah.
- Si aad xayaysiimaha aad doonayso u kaydsato waa inaad akoon ku leedahay Milkiile.
Xayaysiintii aan kaydsaday markii aan ku dhufto iima soo baxayso. Maxaa dhacay?
Xayaysiimaha aad kaydsato sinnaba kuma tirmi doonaan laakiin haddii la iibiyo ama la kireeyo ama laga saaro webka ama xiligeedii uu dhaco, markii aad ku dhufato xogta xayaysiinta ma arki doontid.
Sideen xayaysiimaha u kaydsan karaa
Si aad u kaydsato ku dhufo caalamadda qalbiga "💜" ee sawirka hoostiisa ka muuqatada.