Milkiile waa suuq casri ah oo shirkad kasta iyo shakhsi kasta ku xayaysiisan karo hantidiisa iyo alaabtiisa, celis iyo cusayb labadaba. Waxyaabaha lagu xayaysiin karo Milkiile hoos ayaad ka arki kartaa, hormarin ayaa lagu wadaa suuqa oo markasta qaybo cusub ayaan ku soo darnaa.
Waxyaabaha lagu xayaysiin karo Milkiile:
- Hantida ma guurtada ah (Guri,Xafiis iyo Dhul)
- Gaadiidka (Gawaarida iyo Mootooyinka)
- Mobile Phones & Tablets
- Computers and Tech
- Furniture & Decoration (Qalabka Guriga)
- Home Appliances (Qalabka waa weyn ee jikada sida qasaalad, firinjiyeer iwm)
- Home electronics (Qalabka waa weyn ee guriga sida TV iwm)
- Clothing & Shoes (Dharka iyo kabaha)
- Sport Equipment (Qalabka Isboortiga)
- Repair & Construction (Qalabka Dhismaha)
- Jewelry (Dahabka)
- Cameras & Photography (Kamarooyinka)
- Watches & Clocks (Saacadaha)
- Beauty & Healthcare (Walxaha laysku qurxiyo)
- Games and consoles (Qalabka Ciyaarta)
- Books & Movies (Aflaamta iyo Buugaagta)
Intaas ka badan ayaad ku xayaysiisan kartaa Milkiile. Haddii aadan kor ka helin qaybta saxda ah ee ku habboon alaabta fadlan nala soo xiriir.