Xayeysiinta inta aan la shaacin waxaa jiro qodobo aan eegno sida ciwaanka, sawirka, faahfaahinta iyo astaamaha kale ee muhiimka ah.
Si aad u ogaato in xayeysiintaada la shaaciyay iyo in kale fadlan booqo akoonkaaga kadibna ku dhufo "Xayaysiimaha" haddii weli aan la shaacin xayeysiintaada fadlan iska hubi in xayeysiintaada aysan ku jirin alaabaha mamnuuca ah, haddii aad hubto in xayeysiintaada aysan wax khalad ah ku jirin fadlan yara sug waayo shaacinta xayeysiimaha ayaa muddo yar qaadan kara.
Haddii 6 saac gudaheeda aan xayeysiintaada la shaacin fadlan qaybta "Caawinta" kala xiriir kooxda caawinta macaamiisha.