Maya. Shay kasta halmar ayaad soo gelin kartaa oo haddii la ogaado inaad mar kale ku soo celisay isla shaygii waa laga saari doonaa mareegtada. Haddii aad doonayso inaad dib u soo shaaciso shay aad horay usoo gelisay kaliya booqo akoonkaaga kadibna ku dhufo xayeysiimaha kadibna ka sii dooro xayeysiinta aad doonayso inaad dib u soo shaaciso ugu dambeyn ku dhufo "shaaci".
Adiga oo aan isla shaygii soo gelin ayaad si fudud dib ugu shaacin kartaa.