Dhammaan xayeysiimaha oo dhan waxa ay ka muuqan doonaan mareegtada iyo Appka 90 maalin oo ka bilaabanayso maalinta la abuuray. Haddii 90kii maalin kaa dhammaato adiga oo aan weli iibinin ama kireynin alaabtaada, si lacag la'aan ah ayaad dib ugu shaacin kartaa xayaysiintaada adiga oo heli doono 90 maalin oo kale.
Haddii aad doonayso inaad degdeg ku iibiso ama ku kireyso kor ayaad u qaadi kartaa xayeysiintaada si aad macmiil badan u gaarsiiso.
La soco xayeysiintaadu mareegtada iyo Appka kama muuqan doonto haddii aad tirtirto, joojiso ama u caalamadeyso ınaad iibisay ama kireysay.