Xilligii aad doonto waad tirtiri kartaa xayeysiintaada. Si xayeysiinta aad rabto aad uga saarto mareegtada raac tilaabooyinkaan:-
- Booqo akoonkaada
- Ku dhufo xayeysiimaha
- Ka dooro xayeysiinta aad doonayso inaad tirtirto kadibna ku dhufo “tirtir”.
Muhiim: La soco xayeysiin la tiray dib looma soo celin karo.