Adiga oo dibadda ku nool akoon waad ka furan kartaa Milkiile laakiin haddii aadan haysan Lambar telefoon oo dalkeena ah nasiib xumo akoonkaada wax kuma iibin kartid ama kuma kireyn kartid. Laakiin sidii aad doonto wax waad uga raadsan kartaa.
Muhiim: Fadlan adiga oo dalka ka maqan haka iibsan hanti ama gaadiid Milkiile, haddii aadan haysan qof aad ku kalsoon tahay oo aad wakiilan karto.