Haddii aadan sawiro soo gelin karin fadlan hubi inaad Milkiile u ogolaatay inuu isticmaalo sawiradaada. Si aad u hubiso inaad Milkiile u fasaxday sawiradaada iyo in kale fadlan raac tilmaamahaan:
- booqo qaybta "Settings" ee Telefoonkaaga
- Ka dooro "Accessbilities" kadibna liiska ka dooro Milkiile
- U fasax Milkiile siwaradaada iyo kaamiradaada si aad sawiro usoo geliso appka.
Haddii aad fasax siisay laakiin aadan weli soo gelin karin wax sawiro ah fadlan la soo xiriir kooxda caawinta macaamiisha adiga oo kala xiriiraayo qaybta "Caawinta".