Haa. xayeysiinta dhacday dib waad u soo shaacin kartaa laakiin waa in aad haysato Credit kugu filan.
Si aad dib ugu soo shaaciso fadlan raac tilmaamahaan:
- Gudaha ugal akoonkaaga
- ku dhufo "Xayeysiimaha"
- Qaybta xaaladda ka dooro "Kuwa Dhacay"
- kadibna ku dhufo saddexda dhbic ee midig oo ka dooro "Dib u Shaaci"
Sidaas ayaad si fudud xayeysiintaada dib ugu shaacin kartaa.