Haddii aad doonayso in macaamiisha kale ogaadaan inaad iibisay ama kireysay xayeysiintaada, fadlan u calaamadee "iibiyay" ama "Kireeyay" adiga oo raacaayo tilmaamaha hoose:
- Tag qaybta xayeysiimaha
- Ka dooro xayeysiintada aad doonayso kadibna ku dhufo saddexda dhibic ee midig
- Ka dooro "Iibiyay" ama "Kireeyay" Midda kugu haboon
- Ku dhufo waan hubaa kadibna OK dheh. Sidaas ayaad ku bedeshay xaaladda xayeysiintaada.